Jabuuti iyo Madagascar oo kala saxiixday saddex heshiis oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal
JABUUTI – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa kulan heer sare ah magaalada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Dib-u-aasaasidda Jamhuuriyadda Madagascar, Michaël Randrianirina, oo booqasho rasmi ah oo qaadanaysa 48 saacadood ku …